Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay Madax ka tirsan dowlada Qatar (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Sen. Cabdi Xaashi iyo Wafdigiisa ku sugan magaalada Doxa ee Dalka Qatar waxaa ay shir gaar ah la qaateen Guddoomiyeyaasha Guddiyada: Guddiga Saaxiibtinimada Qadar iyo Afrika; iyo Guddiga Saaxbtinimada Qatar iyo Dowladaha Carabta ee Golaha Shuurada Dalka Qadar. Labada dhinac waxaa ay ka wada hadleen adkaynta xiriirka saaxiibtinimo iyo wada shaqaynta … Continue reading Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay Madax ka tirsan dowlada Qatar (Daawo Sawirro)